Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo caawa ku dhowaaqay go’aan lama filaan ah!!(Aqriso)

Madaxweynaha Galmudug,Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa caawa ku dhowaaqay go’aan lama filaan ah oo dadka siyaasadda falanqeeya aad ula yaabeen taasoo ah in uu soo afjarayo xiisaddii iyo loolankii siyaasadeed ee dhaxeeyay Maamulka Galmudug dhaxdiisa . Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf  Xaaf ayaa soo saaray Qoraal  uu ku cadeeyay  inuu burburay heshiiskii kala dhaxeeyay Maamulkiisa … Continue reading Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo caawa ku dhowaaqay go’aan lama filaan ah!!(Aqriso)